Agoonta haka inkaarsan!!

Agoonta haka inkaarsan!

 

Sanca, Yemen08-September-08

Heshiis-shaqo( Caqdi-camal ) ayaan la saxeexday Wasaaradda W. iyo Barbaarinta ee dalka Yemen, sannad dhexdaas ahaa; kaas oo macallinnimo la iiga hawl-geliyay Gobolka “Xaja” ee isagu ku yaalla dhanka Woqooyi-Galbeed ee Sanca.
Read more…

AXAADIISTU WAXAY KA TIRI KAFAALADA AGOONKA.

 

AXAADIISTU WAXAY KA TIRI KAFAALADA AGOONKA.

 
Walaalayaal markaan wax ka sheegno axaadiista qaarkood :-
1- xadiiska koobaad saxaabiga la dhaho
abii dardaa

  Read more…

Agoon waa kee?

Marka la dhaho bani,aadamka Agoon waa ilmaha Aabihii waayay isaga oo aan qaangaarin .Laakiin marka la dhaho xayawaanka waxaa Agoon la dhahaa ilmaha Hooyadii waaya .Hadaba maadaama kafaalo qaadida ilmuhu ay aabaha saarantahay sidaa darteed baa Agoon loo yiri ilmaha Aabihii waayay.Taa lidkeeda

Read more…

Warbixinta agoonta

Agoonta Cumar Samatar (Galkacyo) waxaa ku xareysan Agoon, laga soo bilaabo 1993 ilaa hadda, Agoontaas waxaa wax siiya hay’adda Ixyaa atturath al islami,Kuwait,masaarifta Agoonta ay siiyaan waa todobo Dinar kuwaiti oo u dhiganta 21/23 USA Dollars. 

 

Read more…

Waxii tabarucaad ah oo aad ku caawineyso Agoonta

 

Walaalayaal waxii tabarucaad ah oo aad ku caawineysaan Agoonta waxaad ku soo hagaajisaan, waad hadaad degen tahay Sweden
Orphan Welfare Relief Organisation
         Box 7
42 4 21  Angered
Bankgiro 635-1647
Swedbank Konto:8105-9 9148763973

Agoonta gaalkacyo Video

 

 Agoonta gaalkacyo 

Filimkaan waa filim k hadlaya xaalada agoonta soomaaliyeed ii ku nool gobolka Gaalakacyo waaxaana idiin soo diyaariyey heyada SWS.